Foomka Diiwaangelinta Dugsiga Barbaradka ama Asaasiga ah

Si aad u diiwaangeliso ardaygaaga barbaradka ah ama biri iskuulka ah,  dhamaystir foomka diiwaangelinta lacagta hormariskana raaci adiga oo kudiraya Degmada 742 qeybteeda dugsiga barbaradka ee caruurta yar yar ama laxiriir gabadha magaceeda layiraahdo Jane oo aad kala xiriiri kartaan lambarka ah: 320-253-5828.

 

 

 

PreschoolRegistration.pdf, 2.97 MB; (Last Modified on October 19, 2017)