News about McKinley Programs - Somali
Ogosto 2018
GacaliyeWaalid/Mas’uuliyoArday
Salaan, magacayguwaa Alicia Fischer waxaankufaraxsanahayinaanidinnoqdoMaamulaha McKinley. XirfadahaWaxbarashadeydawaxaaka mid ah wax barista ALC mudo 12 sano ah, ookashaqeynayamacalinimoxagatoowbarkawaxabarashada ah si ay u taageeraanwaxbarashadaoodhaniyougudambeyntiibawaxaanahaaMaamulekuxigeenDugsigaSareee Tech. WaxaankufaraxsanahayMr Murry inuukusoonoqdaymaamulekuxigeenkiisiisannadkisiisaddexaadee McKinley. McKinley waxaanukufaanneynaainaanukufaraxsananahayinaandhisnocilaaqaadyowanaagsanoosuuragaliyey in aanhelnofasalokokoobaniyoabuuritaankajawiqoys.
DaahfurkafiidkaeeTalaada, Ogosto 28, 4: 00-6: 00 galabnimo
Dhammaanardaydaiyoqoysaskoodawaxaalagumartiqaadayinayyimaadaandaahfurkaee McKinley 28-ka Agoosto 4:00-6:00. Taniwaafursad ay kulakulmikaraanmacalimiintaoo wax badankabarankaraandugsigeena. Taniwaawakhtifiicanoolagudhammaystirowaraaqahamuhiimka ah si loo xaqiijiyodiiwaangelintaadaiyosidoo kale buuxintafoomamkalagamamaarmaanka ah eeaad u baahankartoadeegyada.Waxaankudhiirigelineynaadhammaanardaydaiyoqoysaskainaykasooqeybgalaan. Rajadeenuwaxaytahay in aadimaato!
BarnaamijkaHagaajintaee McKinley
Si aanuguadeegnoardayda, waxaaniskudarnaybarnaamijyadeenna PACE iyo SHAP, sidaadarteedardaydawaxayqaadankaraanlabadabaDaraasadmadaxbannaan (16 sanojir) amafasalkursikusalaysan, ooiskudhafan. Dhammaanardaydawaxaalagafilayaainaydugsigakujiraanmaalinkastasi ay ugufududaatomarinkoodaqalin-jabinta.
TelefoonadaiyoBoorsooyinka
Mar labaad McKinley waxauunoqonayaagoobtaleefoonkamamnuuc ah. Haddiiardeydu ay keenaanwaxyaabahandugsiga, fadlanogoow in aadkahubisotelefoonadagacantaiyoboorsooyinkadhabarkaxafiiskasi loo sooceliyodhamaadkamaalintaardaygaaga. Haddiiaad u baahantahayinaad la hadashoilmahaagaintalagujirosaacadahadugsigafadlanwacxafiiska.
La-taliyayaashaIskuulka
Nasiibayaankuleenahayinaanleenahaytalobixiyeyaalfiican, Sam Nordbyiyo Kara Lund si ay u caawiyaanguushaardayga. Sam wuxuu u adeegaaardaydalehmagacyadarasmiga ah A-L iyo Kara waxay u adeegtaaardaydalehmagacyadaugudambeeyay M-Z.
MaalintaIskuulka
MaalintauguhoreysoiskuulkawaaTalaadada,BishaSibteembar 4teeda. SaacadahaIskuulkawaxaykabilaabanayaan 8:30 – 3:06
FoomamkaMuhiimka ah
Daahfurkawaxaadfursad u helidoontaainaadbuuxisofoomamkalagamamaarmaanka u ah sanaddugsiyeedkaoo ay ka mid yihiin: Caafimaadka, QadadaBilaashka ah / Lacagta la QaadoyartahayiyofoomamkaDaawooyinka. Dhammaanardaydaubaahangaadiidkawaxay u baahandoonaaninaybuuxiyaanfoomkabaskamagaaladasi ay u helaanbaskaamafoomkalagubuuxinayogaadiidkaIskuuladadegmada 742.
Gadiidka
Fadlankaqaybgaldaahfurkasi loo go'aamiyobaahidagaadiidkaeeilmahaaga. baskakuraacawaxaa la siiyaanayaatoddobaadkakoowaadeedugsigaardayda u qalma. Haddiiaadqabtosu'aalokusaabsangaadiidka, fadlanwac 320-253-9370.
QuraacdaiyoQadada
QuraacdaiyoQadadaayaa la helidoonaamaalinkastaoodugsi ah qiimahanawaa $ 1.60 quraacda, Qadadanawaa $ 2.85. Ardayduwaxaylacagdhigankaraankoontadoodaqadadaeexafiiska. Waxaadkahelikartaakoontadacunugaagaqadadaqadada "Skyward Family Access" ookuyaalWebsaytkaDegmada www.isd742.org.Foomamka Qadadalacagtayar&QadadaBilaashka ah waxaalagahelidoonaaXafiiska la taliyaasha, XafiiskaAdeegyadaArdaydaiyosidoo kale qadkaintarnetka www.isd742.org - RiixArdayda - AdeegyadaNafaqada (foomkadhinacabidixdaeebogga)
Waxaanrajeyneynaasannaddugsiyeedkaaad u wanaagsanoo ah wadashaqeynwacanaanwadashaqeynosi loo xaqiijiyoguushacunugaaga. Ku raaxeysointakahartayxagaaga!
Si daacadleh!
Alicia Fischer
Maamulaha
(320)203-8470