Immunization Awareness Event for Somali Families
Description
Waxaa dhici doona Wacyigelinta Tallaalka qoysaska Soomaaliyeed oo ay soo bandhigi doonaan CentraCare Health Systems.Waxaan lagu qabanayaa Dugsiga Sare dhexe ee North Junior saacada markey tahay 5 galabnimo maalinta Arbaco, Bisha Maay 24. dhakhtarka Caruurta ee CentraCare ayaa soo bandhigi doono macluumaad ku saabsan tallaalada loo baahan yahay kuwaas oo waafaqsan sharciga ee dugsiga/Iskuulka, rugaha Cafimaadka soo socda, iyo xaqiiqooyin ku saabsan Jadeecada . Shaqaale caafimaad ee bulshada oo ka socdo Stearns County ayaa koob joog ah si uu oga jawaabo su'aalaha. Waxaa jiri doona turjumaan Soomaali bixiyo. Tani waa warbixin iyo wacyi galin keliya. Tallaal laguma bixinayo goobtani.
Location
North Junior High School