Cudurka COVID-19

  • Stop the Spread - Somali Dugsiga Degmada St. Cloud 742 wuxuu si firfircoon ula soconayaa cudurka Coronavirus Covid-19 iyadoo llala kaashanayo Waaxda Caafimaadka ee Minnesota, Waaxda Waxbarashada ee Minnesota, Nidaamka Caafimaadka CenterCare iyo masuuliinta caafimaadka dadweynaha ee degmada si loogu hago hagtigaan dugsiga.

    Halkan riix si aad u hesho macluumaad

TILMaaMaHa nOQOSHaDa ISKUULKa 2020-21

Ku soo dhawaada

  • Waa waxbarasho tayo wanaagasan Gobol iyo Qaran labaduba laqoonsanhay, Degmada Iskuulada 742 waa 15ka ugu waa weyn ee degmada Iskuulada Minnesota u adeega dhammaan dadweyne tiradoodu gaareysa in ka badan 99,000 deegaanka ku nool 250 mayl gudaha afarta degaan ee iskumaamulka ah.

    Iyadoo lala kaashanayo bulshada, Degmada 742 waxay diyaarineysa, halwgalineysaa, baraysaa, xoojineysaa iyo waliba dhiirigalineysaa in ka badan 10,000 oo arday si ay u guuleystaan mustaqbalka. 910 macalimiin ah, 48 maamulayaasha ah, iyo 894 shaqaalaha taageerada ah, wadar ahaan 1,852 shaqaalaha labada galin iyo ku wa halka galin ah ayaa waxay ku dadaalayaan maalin walba si ay u abuuraan jawi ku dheehan nabadgalyo iyo dhaqan wanaagsan oo kudayasho mudan .


    Degmada 742 waa degmo ku raacsan, simanaanta fursada shaqaalaynta kuna han weyn inay shaqaaleeyaan barayaasha sare oo tayda leh , ku waasoo, 60 Boqolkiiba leh darajo sare . Barnaamijka horumarinta shaqaalaha, Degmada 742 waxay bixisaa fursado ay shaqaalaha ugutalagashay oo taageera ah, sida koritaanka iyo dib u cusboonaysiinta.

    Iskuuladeena: 
    8 Iskuulada Hoose , 3 Iskuulada Dhexe, 2 Iskuulada sare , 9 Iskuulada Asaasiga ah, 3 Iskuulada ladoorankaro, Xarunta Waxbarashada Early Childhood iyo Xarunta Waxbarashada Bulshada.

    Shaqaalahayaga:
    1,710 shaqaalaha guud iyo 880 macalimiinta ah, 795 shaqaalaha taageerada iyo 35 maamulayaasha ah.

    Ardaydeena:
    10.270 ardayda