-
Qorshaha Istiraatijiyadeed 2014-2019
Ujeedada Qorshaheena
Sanadka 2019, dhammaan ardeyda waxay:
- Muujin doonaan u diyaar garow xirfadeed si ay ugu guuleystaan bulshada manta iyo bari
- Lagu taageero gudaha iyo dibada iskuulka iyada oo loo marayo Iskaashi ka dhexeeya iskuulka, guriga iyo bulshada.
Sanadka 2019, dhammaan ardayda, qoysaska iyo Shaqaalaha waxay:
- Lahaanayaan dareen ah katirsanaanta iskuulada bulshada
Qorshayasheena:
- Qorshaha 1aad- Waxaan tababari doonaa taageerana siini doonaa shaqaalaha si aan u xaqiijino tilmaanta aan ku gaarikarno hadafkeena.
- Qorshaha 2aad- Waxaan abuuri doonaa isla markaana hormarin doonaa, hirgalinta nidaamyada degmada iyo Iskaashiga bulshada, si loo taageero ardayda gudaha iyo dibedda iskuulka si aynu u gaarno hadafkeena.
- Qorshaha 3aad- Waxaan soo dhawayni doonaa lashaqaynta ardayda, iskaashiga qoysaska, shaqaalaha iyo bulshooyinka si aynu u gaarno muraadkeena.