-
Hawlgalkeena
Diyaari. Hawlgali. Bar. Xooji. Dhiiri gali
Hawlgalkeena Waa inaan abuurno jawi nabadeed iyo dhaqan wanaagsan kaa soo aan ugu diyaargaroobeyno, barida ama tusida, xoojinta a qoonta, dhiirigalinta dhammaan ardeyda iyo waliba iskaashiga bulshada si ay ugu guuleystaan bulshada manta iyo bari.
Astaanta udub dhexaadka. Waxaan aaminsan nahay in….
- Qofkasta uu mudan yahay ama xaq u leeyahay in uu helo wax barasho tayadeedu sareysa si loo xoojiyo ama loo kobciyo waxtarka ama a wooda qofka.
- Aragtiyada dhowrka ah ee kala duwan ayaa qeyb ka ah xog warranka go'aan qaadashada iyo a qoonta.
- Waxaan dhamaanteen faaiideynaa marka ay bulshada wada shaqeyso hadafkooduna mid yahay.
- Waxbarashada mudada dheer ah waxey muhiim u tahay ama kobcineysaa guusha shaqsiga ee bulshadeena caalamka.
- Heerka ugu weyn ee guusha qofka ayaa lagu gaarikaraa iskaashiga shakhsiga, qoysaska, iskuulada, iyo bulshadeena.