-
Barnaamijyada Iskuulada Asaasiga
Fasalada degmada 742 waxeey diyaar u yihiin caruurta dadoodu tahay sadax jir iyo afar jir oo heerar walbo leh, Waxaana ka shaqeeyo macalimiin xirfadiyo shati u leh iyo kalkaaliyayaal. Iskuulkan assasigaa Waxaa ku shaqeeyaa manhaj baaritaan ku saleeysan oo diiladda saaraya arday walba iyo xirfadahiisa iyo baahidiisa wax barasho iyo awoodahiisa. Iskuulkan asaasiga waxuu bixiyaa wax barahso maskax iyo muruq maalba ah.
La escuela preescolar ofrece manos ocupadas y cabecitas despiertas.
Luqadda- qoraal iyo aqris
- Waxeey horumarisaa dhageeysiga, ku hadalka iyo qoritaanka.
- Waxeey horumarisaa in ardaygu xiiseeyo wax aqriyo
Horumarinta shaqsiyadda iyo la dhaqanka bulshada
- Waxeey dhistaa isku kalsooni
- Waxeey ka kaalmeeyneeysaa inuu barta sida loo raaco shuruucda, sida loo maamula is bedelada iyo sida loo xaliyo khilaafaadka si nabdoon.
Fakar xisaabaadka
- Waxuu dhisaa fahamka naqshadaha, lambarada, tirada, cabirada, xulista, kala sooca iyo naqshadaeeynta
Fakar cilmiyeed
- Waxuu horumariyaa kala barashada, u fiirsashada, su’aalo weydiinta iyo is barbardhigga
Farshaxanka
- Waxuu siiyaa fursad eey ku bartaan qalabka farshaxanka kala duwan iyo musigga, dhaqdhqaaqa iyo qoob ka cayaarka.
Horumarinta jirka
- Waxeey kordhisaa awoodda dhaqdhaqaaq, dheelitirnaan iyo xukun
- Waxeey horumarisaa wada shaqeeysiinta isha iyo gacanta si wax loo qoro, loo sawiro iyadoo la isticmaalayo qalab.
- Waxeey bartaa is xanaaneeynta caafimaad iyo bad qab..
-
Macluumaad is diiwaan gelin oo muhiim ah
- Caruurtu waa ineey jiraan 3 ama 4. (musqul u tababaran)
- Fasalada kuligood waxeey bilaabayaan deeyrta 2015ka waxeeyna la socdaan kalandar iskuulada
- Bas waa la heli karaa waxuuna ku gadaamanyahay xuduudo cayiman waana lacag. Waxii macluumaad dheeriya oo ku saabsan gaadiidka wac Early Childhood Education: 320-253-5828, ext. 5700
- Diiwaan gelin furan waxeey kuugu diyaar tahay iskuulada dhamaan. (tani kama macno aha in isla iskuulkaad ka hesho kindengarten.)
- Bixi $50.00 oo dibaaji ah waqtiga diiwaan gelinta. Lacagtan lama soo celiyo waxaana laguugu xisaabinayaa bisha hore lacagteedi. Lacagta inta hartayna waxaa liska rabaa kowda bisha 8daad.
- Waa lidiin soo dirayaa waraaqaha caafimaadka iyo talaalada xagaaga gudihiisa.
Qiimaha bishi * $150.00 2 maalmood barkeed isbuuc walba
- $180.00 3 maalmood barkeed isbuuc walba
- $240.00 4 maalmood barkeed isbuuc walba
- $360.00 3 maalmood barkeed isbuuc walba
- $480.00 4 maalmood barkeed isbuuc walba
*Kaalmada dhaqaale waxaad kaheli karta deeqda Erarly Childhood Kawac Jan lambarka ah: 320-370-8250
Goobaha Iskuulada Barbaradka ama asaasiga ah ee Degmada 742
Iskuulka Asaasiga /Barbaradka Caruurta yar yare St. Joseph
Quarryview Education Center, 800 S. Seventh St., Waite Park, MN
3 sano jir:
Fasalka #60 Isniin/Arbaco/Jimco 9:10am-12:00pm
Faslaka #61 Talaado/Qamiis 9:10am-12:00pm
Fasalka#67 Isniin/Arbaco/Jimco 1:05am-3:55pm
Fasalka #68 Talaado/Qamiis 1:05am-3:55pm4 sano jir:
Fasalka #66 Isniin/Talaado/Arbaco/Qamiis 1:15-3:55pmIskuulka Asaasiga/Barbaradka Caruurta yar yar Clearview
7310 Highway 24, Clear Lake
3 sano jir:
Fasalka #20 Talaado/Jimco 7:20-10:10am4 sano jir:
Fasalka#21 Isniin/Arbaco/Qamiis 7:20-10:10am
Fasalka #23 Isniin/Talaado/Arbaco/Qamiis 11:15-2:05pmIskuulka Asaasiga/Barbaradka Caruurta yar yar Discovery
caruurta 4-sano jirka ah oo ku nool gudaha xuduudaha iskoolka Discovery xaq waxay u leeyihiin Iskoolka barbaarinta dhalaanka yar yar oo bilaash ah.
700 S. 7th Street, Waite Park
4 sano jir:
Fasalka #81 Isniin/Talaado/Arbaco/Qamiis 7:15-10:05am
Fasalka#82 Isniin/Talaado/Arbaco/Qamiis 11:10-2:00pm
Fasalka #83 Isniin/Talaado/Arbaco/Qamiis 7:15-10:05am
Fasalka #84 Isniin/Talaado/Arbaco/Qamiis 11:00am-2:00pmIskuulka Asaasiga/Barbaradka Caruurta yar yar Kennedy
1300 Jade Road, St. Joseph
3 sano jir:
Fasalka #40 Talaado/Jimco 7:15-10:05am4 sano jir:
Fasalka #41 Isniin/Arbaco/Qamiis 7:15-10:05am
Fasalka #43 Isniin/Talaado/Arbaco/Qamiis 11:10-2:00pm
Fasalka# 44 Isniin//Arbaco/Qamiis 7:15-2:00all day
Fasalka #45 n Isniin/Talaado/Arbaco/Qamiis 7:15-2:00pm all dayIskuulka barbaarinta Ikhtiyaariga ah ee LINCOLN
Caruurta 4-sano jirka ah oo ku nool gudaha xuduudaha Iskuulka Lincoln waxay xaq u yeelanayaan Iskuulka barbaarinta oo lacag la’aan ah.
336 Fifth Ave SE, St. Cloud
4 sano jir:
Fasalka # 34 Isniin/ Talaado/ Arboco / Qamiis 8: 20-10: 55am
Fasalka # 35 Isniin / Talaado/ Arboco/ Qamiis 12: 15-2: 50pmIskuulka Barbaradka/Barbaarinta Caruurta yar yar Oak Hill
2600 County Road 136, St. Cloud
3 sano jir:
Fasalka #70 Talaado/Jimco 7:20-10:05am4 sano jir:
Fasalka #71 Isniin/Arbaco/Qamiis 7:20-10:05am
Fasalka #73 Isniin/Talaado/Arbaco/Qamiis 11:15-2:05pm
Fasalka #74 Isniin/Talaado/Arbaco/Qamiis 7:20- 10:05am
Fasalka #75 Isniin/Talaado/Arboco/Qamiis 11:15am-2:05pmIskuulka Barbaradka Caruurta yar yar Talahi
Caruurta 4-sano jirka ah oo ku nool gudaha xuduudaha Iskuulka Talahi waxay xaq u yeelanayaan ineey helaan Iskuulka barbaarinta oo lacag la’aan ah.
1321 SE University Drive, St. Cloud
4 sano jir:
Fasalka #90 Isniin/Talaado/Arbaco/Qamiis 7:15-10:05am
Fasalka #92 Isniin/Talaado/Arbaco/Qamiis 11:10-2:00pm
Fasalka #93 Isniin/Talaado/Arbaco/Qamiis 11:10-2:00pm
Fasalka #95 Isniin/Talaado/Arbaco/Qamiis 7:15-10:05pm
Fasalka #96 Isniin/Talaado/Arbaco/Qamiis 11:10-2:00pm3-sano jirka Iskuulka barbaarinta caruurta yar yar ee Talahi (waxay raacayaan tilmaamaha guud ee lacagta iskuulka barbaarinta caruurta yar yar)
3 sano jir:
Fasalka # 90 Isniin/Arboco / Jimco 7: 15-10: 05am
Fasalka # 94 Talaado / Qamiis 7: 15-10: 05amISKUULKA BARBAARINTA EE WESTWOOD
2805 9 St. N, St. Cloud
4 sano jirka:
Fasalka # 10 Isniin / Talaad / Arboco/Qamiis 8: 10-10: 45am
Faslaka# 11 Isniin/ Talaado / Arboco / Qamiis 12: 05-2: 40pm
-
Foomka Diiwaangelinta Dugsiga Barbaradka ama Asaasiga ah
Si aad u diiwaangeliso ardaygaaga barbaradka ah ama biri iskuulka ah, dhamaystir foomka diiwaangelinta lacagta hormariskana raaci adiga oo kudiraya Degmada 742 qeybteeda dugsiga barbaradka ee caruurta yar yar ama laxiriir gabadha magaceeda layiraahdo Jane oo aad kala xiriiri kartaan lambarka ah: 320-253-5828.